complete news service, comprehensive informational website, muslim news, muslims, islam, islamic world, islamic world news, middle east, muslim countries

Xaaladda dadka ka barakacay Muqdisho

Posted by Staff Admin on May 31st, 2009 and filed under Careers. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

4685Waxaa laga deyrinayaa xXaaladda ay ku sugan yihiin kumanaan dad ah oo ka qaxay dagaalladii dhawaan ciidamada dowladda KMG ah iyo kooxaha mucaaradka ku dhexmaray magaalada Muqdisho.

Dadkaasi barakacay oo ku sugan dulleedka magaalada Muqdisho, oo u badan haween iyo carruur ayaa ku sugan xaalad aad u liidata, oo xagga caafimaadka iyo noloshaba ah.

Dagaalladii maalmiihii u danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa Qaramada Midoobay waxa ay sheegtay ka sokoow dadka ku dhintay ee boqolaalka ah, in ay ku barakaceen soddon kun oo qof oo rayid ah.

Hey’addaha gargaarka ayay adag tahay in kaalmo ay gaarsiiyaan dadka dhibaatadu heysato xaaladdaha ammaanka oo aan wanaagsaneyn.


Leave a Reply