Posts tagged with the keyword: ‘al shabab’

Rebels claim Somali suicide bomb

Rebels claim Somali suicide bomb

The aftermath of the bombing

Somalia’s Islamist militant group al-Shabab, accused of having links to al-Qaeda, has claimed responsibility for a suicide bombing in the capital.
The group’s political leader Sheik Husein Ali Fidow said a Somali teenager had carried out Sunday’s attack, which killed six soldiers and a civilian.
Meanwhile, Somalia’s president has [...]

IGAD: Waa in la go’doomiyo al-Shabab

IGAD: Waa in la go’doomiyo al-Shabab

Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Urur goboleedka IGAD, oo kulan degdeg ah maanta ku yeeshay magaalada Addis Ababa ayaa ugu baaqay in UN-ku go’doomiyo dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ee yaryar ee ay gacanta ku hayaan kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya.
Wasiirada IGAD ayaa sheegay in tallaabadan ay muhiim tahay si looga hortago in ay hub iyo dagaalyahano ajnabi ah [...]

Shabaab oo diiday xabadjoojin

Shabaab oo diiday xabadjoojin

Ururka Al-shabaab oo dagaal kula jira dowlada Somalia ayaa diiday inuu aqbalo xabada-joojiyo loo soo jeediyay uuna ka qaybgalo wadahadalo ay wado hay’adda culumada Soomaaliyeed, iyadoo la sheegay in ururka Xisbul Islam uu aqbalay xabadjoojin loo soo jeediyay.
Sh. Bashiir Axmed Salaad oo ah gudoomiyaha ha’yada culumada ayaa warfidiyeenka ugu sheegay Muqdisho in dadaalkooda [...]