Custom Search

Cumar Xaashi oo ku sugan Godey

Posted by Staff Admin on May 29th, 2009 and filed under Careers. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Cumar Xaashi waa wasiirka amniga ee dowladda Soomaaliya

Cumar Xaashi waa wasiirka amniga ee dowladda Soomaaliya

Cumar Xaashi oo ku sugan Godey

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegay in Wasiirka Ammaanka ee Soomaaliya, Cumar Xaashi, lagu weeraray gudaha dalka Ethiopia.

Ilo dowladda Soomaaliya iyo tan Ethiopia ah ayaa labaduba u xaqiijiyay BBC, in Wasiirku uu dayaarad ka raacay magaalada Addis Ababa, ugana degey magaalada Godey.

Halkaa ayuu baabuur uga baxay isaga oo doonaya in uu Soomaaliya u tallaabo.

Af hayeenka Raiisal Wasaaraha Ethiopia, ayaa BBC-da u sheegay, in aanay jirin haba yaraatee, wax weerar ah oo ka dhan ah Wasiirka Ammaanka ee Soomaaliya.

Leave a Reply