
Amnesty International warbixin ay ka soo saartay qaaradda Africa oo ay kaga hadashay xaaladda waddamo badan oo dagaallo iyo khilaaf uu ka taagan yahay oo ay ugu horeyso Soomaaliya. Warbixinta ayay kada hadashay saddexda goobood ee ugu colaadda badan qaaradda Africa, waa Jamhuuriyadda dimoqraadiga ee Congo, Soomaliya iyo Sudan. Congo, waxey diirada saartay dhanka bariga [...]
May 28, 2009 | Posted in
Careers,
Headlines |
Read More » 
Ururka Al-shabaab ayaa ku eedeeyay warbaahinta Muqdisho inay la shaqeyso dowlada Somalia iyo dalalka taageera, waxayna ka dalbadeen wariyeyaashu inay si dhexdhexaadnimo ah uga hadlaan dhacdooyinka Somalia. Afhayeenka ururkan hubeysan Sh. Cali Max’ud Rage [Dhere] oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho shalay [May 27] ayaa sheegay in warbaahinta qaarkood ay dhaqaale ka helaan xukuumada, taasna [...]
May 28, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Dagaalo iyo qaraxyo ayaa ka dhacay gudaha gobollada Banadir iyo Shabellaha Dhexe iyadoo dagaalaasi ay u dhexeeyaan ciidamo taageersan Dowlada KMG ah iyo Xoogaga Al Shabaab. Hoobiyeyaal lala beegsaday xarunta Villa Somalia ayaa ku dhacay xaafado u dhow Madaxtooyada iyadoo inta la ogyahay ay ku dhimatay ilaa 7 qof oo shan ka mid ah ay [...]
May 26, 2009 | Posted in
Careers,
Headlines |
Read More » 
Qarax Ismiidaamin oo dilay 10-qof 24 May 24, 2009 – 7:29:31 AM Ugu yaraan 10-qof oo 6 ka mid ah ay yihiin askarta dowlada ayaa ku dhintay gaari miinaysan oo ku qarxay saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada dowlada oo ku yaala xaafada Xamar-jajab, iyadoo qaraxaas laga maqlay inta badan Muqdisho. Gaariga qarxay oo la sheegay [...]
May 24, 2009 | Posted in
Careers,
Headlines |
Read More » 
Wariye ka tirsan Idaacada iyo TV-ga shabelle oo maanta ku geeriyooday dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho. Waxaa maanta dagaalada ka socda agagaarka suuqa Bakaaraha ku geeriyooday Wariye ka tirsan Idaacada iyo TV-ga shabelle. Illaah ha u naxasiirtee Wariye C/risaaq Warsame Max’ed Gaadaco ayaa Dagaalada ka socda agagaarka qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ku geeriyooday [...]
May 23, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Roobab geystay khasaare nafeed 21 May 21, 2009 – 1:42:56 PM Inta la xaqiijiyay 12-qof oo u badan caruur ayaa ku dhintay 30-kalena way ku dhaawacmeen roobab xalay ka da’ay magaalada Muqdisho iyo daafaheeda, waxaana ku burburay guryo fara badan. Toban ka mid ah dadka dhintay ayaa ahaa caruur ay da’adoodu ka hoosayso 10-sano, kuwaasoo [...]
May 22, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Cumar C/rashid: ‘Waxaa u diyaargarownay dagaal’ 22 May 22, 2009 – 11:43:46 PM Ra’iisul wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa markii ugu horeysay sheegay in dowladiisu ay dagaal la galayso kooxaha mucaaradka ah ee ka horjeeda, kuwaasoo wada dagaalo ay ku majo-xaabinayaan xukuumada jirta. Sharma’arke wuxuu sheegay in kooxaha dagaalka kula jira dowlada aysan [...]
May 22, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
6dii April,1960 Golaha la tashiga sharci dejinta Maxmiyadu wuxuu go’aamiyay in degdeg loo helo gobanimo iyo madaxbaani buuxda wuxuuna ogoladay in 12 Abril 1960 la aas-aaso ciidanka difaca dalka waxaan taliye looga dhigay General Daa’uud Cabdulle Xirsi waxaan abaanduulaha Ciidanka Difaaca Soomaliya loo magacaabay G/Sare Maxamed Siyaad Barre Ciidankaas waxaa loo bixiyay ciidaanka xooga dalka [...]
May 21, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Urur goboleedka IGAD, oo kulan degdeg ah maanta ku yeeshay magaalada Addis Ababa ayaa ugu baaqay in UN-ku go’doomiyo dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ee yaryar ee ay gacanta ku hayaan kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya. Wasiirada IGAD ayaa sheegay in tallaabadan ay muhiim tahay si looga hortago in ay hub iyo dagaalyahano ajnabi [...]
May 20, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Ururka Al-shabaab oo dagaal kula jira dowlada Somalia ayaa diiday inuu aqbalo xabada-joojiyo loo soo jeediyay uuna ka qaybgalo wadahadalo ay wado hay’adda culumada Soomaaliyeed, iyadoo la sheegay in ururka Xisbul Islam uu aqbalay xabadjoojin loo soo jeediyay. Sh. Bashiir Axmed Salaad oo ah gudoomiyaha ha’yada culumada ayaa warfidiyeenka ugu sheegay Muqdisho in dadaalkooda aysan [...]
May 15, 2009 | Posted in
Careers |
Read More »