
Dagaalo Khasaara aad u culus gaystay ayaa caawa gabal dhicii siyaaba kala gedisan uga dhacay deegaano katirsan bariga iyo Waqooyiga magaalada Muqdisho. Duqayntii galabta ka dhacday suuqa Bakaaraha ayaa dhalisay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo gaaray shacabka masaakiinta ah. Madfac ku dul habsaday gaari BL ah Isgoyska H/wadaag ayaa sababay dhaawaca 15-qof oo ahaa [...]
June 18, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saaka waaberigii hore waxa ay weerar ku qaadeen fadhiisimo ay ay lahaayeen kooxaha mucaaradka, taasina waxa ay keentay in dagaal culus uu ka qarxo xaafadda Hodan ee magaalada Muqdisho. Afhayeen u hadlay dowladda ayaa sheegay in taliyihii ciidamada booliiska ee magaalada Muqdisho Colonel Cali Saciid lagu dilay dagaalkan ugu danbeeyay. Tani [...]
June 17, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Madaxwaynaha Masar, Hosni Mubarak, ayaa sheegay in baaqa ra’iisul wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu in Falastiiniyiintu aqoonsadaan Israel wadan Yuhuuddu leedahay uu baab’iyay fursadaha nabadda ee jiray. Mr Mubarack, ayaa ka jawaabayay hadalka Netanyahu uu Axaddii jeediyay oo uu ku xusay wadan Falastiin leedahay markii ugu horaysay. Hase yeeshee, shuruudo ayuu raaciyay aqoonsiga Israel sida wadan [...]
June 16, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Hayadda Qaramada midoobay ee cuntada WFP ee ka shaqaysa Somaaliya ayaa bilowday baaritaan, kadib markii Telefishinka Britishka uu sii daayay barnaamish laga daawaday jawaano cunto ah oo Galay, Bur iyo Saliid ah oo ay ku qoron tahay caalamada Qaramada midoobay lagu iibinayay suuqa Muqdisho. Nin ku ganacsada suuqa ayaa barnaamishka u sheegay sida uu cuntada [...]
June 16, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Magaalada Rome ee waddanka Talyaaniga ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii 15aad ee kooxda xiriirka caalamiga ee Soomaaliya Shirkan oo uu shir guddoominayay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Axmed Walad Cabdalla ayaa waxaa uu socday muddo laba maalmood ah. Shirka oo ay ka qeybgaleen waddamo ururro daneeya arrimaha Soomaaliya, ayaa waxyaabaha [...]
June 11, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Obama oo khudbad ka jeediyay Qaahira Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa khudbad dheer ka jeediyay magaalada Qaahira, taasi oo uu dunida Muslimka uu kaga dalbanayo xiriir cusub oo uu la yeesho. Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo lugtiisii labaad ee booqashadiisa bariga dhexe ku joogaa magaalada Qaahira. Waxaa uu la kulmay Madaxweynaha Masar Husni Mubarak . [...]
June 5, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Madaxweyne Obama ayaa sheegay in Mareykanku uu kari doono in uu dib u soo nooleeyo wadaxaajood dhab ah oo dhex mara Israel iyo falastiiniyiinta. Isaga oo u ambabaxaya Bariga Dhexe, ayuu Madaxweyne Obama sheegay in Mareykanku ku dhaqaaqi doono wax kasta oo uu awoodo si loo helo xal ku salaysan laba dal oo isdhinac yaalla, [...]
June 2, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan doonayn in la sameeyo maxkamad Caalami ah oo la saaro kooxaha burcad Badeeda Soomaalida. Max’ed C/laahi Oomaar wasiirka arimaha dibada DKMG ee Somalia ayaa isagoo ku sugan dalka Maraykanka waxa uu shegay in waxba kama jiraan ay tahay hadalka ku aadan in dowlada Somalia ay codsatay in la [...]
May 31, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Waxaa laga deyrinayaa xXaaladda ay ku sugan yihiin kumanaan dad ah oo ka qaxay dagaalladii dhawaan ciidamada dowladda KMG ah iyo kooxaha mucaaradka ku dhexmaray magaalada Muqdisho. Dadkaasi barakacay oo ku sugan dulleedka magaalada Muqdisho, oo u badan haween iyo carruur ayaa ku sugan xaalad aad u liidata, oo xagga caafimaadka iyo noloshaba ah. Dagaalladii [...]
May 31, 2009 | Posted in
Careers |
Read More » 
Cumar Xaashi oo ku sugan Godey Warar aan la xaqiijin ayaa sheegay in Wasiirka Ammaanka ee Soomaaliya, Cumar Xaashi, lagu weeraray gudaha dalka Ethiopia. Ilo dowladda Soomaaliya iyo tan Ethiopia ah ayaa labaduba u xaqiijiyay BBC, in Wasiirku uu dayaarad ka raacay magaalada Addis Ababa, ugana degey magaalada Godey. Halkaa ayuu baabuur uga baxay isaga [...]
May 29, 2009 | Posted in
Careers |
Read More »