
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho maanta ka sheegay in kooxaha la dagaallamaya dowladdiisa ay doonayaan inay u istcimaalaan Soomaaliya sida Ciraaq iyo Afghanistan. Madaxweynaha, oo shirkiisa jaraa’id kaga hadlay arrimo dhawr ah oo ku saabsan xaaladda guud ee uu ku sugan yahay dalka, ayaa waxa uu ku [...]
May 25, 2009 | Posted in
BBC Somaali |
Read More » 
Duqeyn ka dhacday magaalada Muqdisho Madaafiic culus ayaa ku dhacaya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaasi oo wararku ay sheegayaan inay ku dhaawacmeen dad rayid ah. Madaafiicda oo aan la xaqiijin dhinaca ay ka imanayso, ayaa la sheegay inay ku socoto xaafado ka tirsan degmooyinka Hawl-wadaag, Wardhiigleey iyo Boondheere. Dadka deegaan ayaa u xaqiijiyay [...]
May 23, 2009 | Posted in
BBC Somaali |
Read More » 
Dagaal culus oo ka dhacay Muqdisho Ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya, ayaa weerar ku qaaday fariisimo ay joogeen mucaaradka, waxaa dagaalkaasi ku dhintay 31 qof waxaana ku dhaawacmay 179. Dhinacyada ku lug leh dagaalka ee dowladda ku meelgaarka ah iyo xoogaga ka soo horjeeda, ayaa guulo ka kala sheeganaya dagaalka. Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Cabdi [...]
May 22, 2009 | Posted in
BBC Somaali |
Read More » 
Lix nin oo dhallinyara Soomaaliyeed ah oo ku nool magaaladan London ayaa ka cabanaya in ay caga jugleyn kala kulmeen ciidanka sirta ee MI5 ee dalkan Britain. MI5, waa hay’adda sirdoonka gudaha ee dalka Britain. Dhallinyaradan oo asalkoodu Soomaali yahay, laakiin dhalashadoodu British ay tahay, waxay da’doodu u dhexeysaa Waxay sheeganayaan in MI5 ay isku [...]
May 21, 2009 | Posted in
BBC Somaali |
Read More » 
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Soomaaliya ay soo wajahday abaartii ugu darneyd muddo toban sano ah. Isu Duwaha Qaramada Midoobay dhinaca arrimaha bini’aadanimada u qaabilsan Soomaaliya, Mark Bowden ayaa sheegay in daraasad dhinaca satellite-ka oo la sameeyay ay muujinayo roob yari. Daraasadda ayaa muujinaysa in abaar xun ay ka taagantahay deegaano badan ka oo ka [...]
May 15, 2009 | Posted in
BBC Somaali |
Read More » 
Ilaa labaatan kun dad gaaraya, ayaa ka barakacay dagaalada ku sii fidaya goobo cusub oo ka mid ah magaalada Muqdisho. Wararka naga soo gaaray, ayaa sheegaya in dad aan horay uga cararin guryahooda xilliyadii hore ee dagaaladu ay soo mareen Muqdisho, ay haatan ku qasbanaadeen in ay dagaalada ka cararaan. Xaafadaha ay maanta dadku ka [...]
May 14, 2009 | Posted in
BBC Somaali |
Read More »